SIDA LACAGTA SWEAT COIN TRUST WALLET LOOGULA BAX# LATEST UPDATE


Wxad kuso dhawataan Channelkeena Aqoon koroorsi tube oo aad had iyo jeer kaheli doontid Sida Online Marketing looga shaqeesto waxa kaheli doonta apps iyo websites legit ah oo laga so baraaweyay ayado lacag labixid cadeen ah ay lasocon doonto si shakiga legit appska aad kaqabty lagaaga bixiyo
Wxa sido kle laguso bandhigi doona apska iyo websiteska fake ah oo losameeyay in ay lacagtaada iyo waqtigaaga qaliga ah kula qaybsadaan

Si aynu oga hor tagno kuwaas fakega ah mise scamka ah wax subscribe saarta channelka bellkana furo si ad mar walbo unoqotid daawadaha ogu horeeya oo muqaaladeena hela marka so dhignabo

LINKIGA APPKA

7 gedachten over “SIDA LACAGTA SWEAT COIN TRUST WALLET LOOGULA BAX# LATEST UPDATE”

  1. 👆 – MY PRIVATE PHOTO HERE 🥰❤t🔥

  2. Wll waxan Kaa codsanayaa sidee trustwallet lacag loogalabaxaa evc please icaawi

  3. Mahadsanid waa faaiday vediogaan intaa kaalasooxiriiraa

  4. Sxp horta wad mahadsantahy mid ayaad naga ilowday lacgta marka kucion soogashado side kucion uga siisarayaa oo aan Zaadka ama lanbarkayga ugu shubankàrà WhatsApp kana wàn kala soo hadlay isoo jawàb sxp

Reacties zijn gesloten.