30 gedachten over “Binance | Barashadiisa Iyo Sida Account Looga Furto Adoo Africa Joogo”

  1. inan course iibsado ayan raba mastercard miyan kugu sodiri kara

  2. asc geele sxb waa mahadsantahy maal mahaan odhan baaan ku fooganaa sidaan ufuran lahaa

  3. SUAAAL, anigoo somali jooga lacagta ma la iigu soo diri karaa mana kala ixirakaa, tan kale lacagaha cryto yaaa sarifa , hadii aad garanayso noo soo MENTASION GAREEE AXB THANKS

  4. Sxp qaybta take photo
    Ayaan dhafiwayy
    Maxaan ku xaliyaa

  5. Asc wllo geele bashiir video ga ma dhamastorna wll

  6. Asc wllky cabdiraxman marka hore waan kuslamay Ramadan kariim, waxan ahey wiil youtuber ah oo Uganda jooga (Kampala) oo subscribes 20kun heysta keliya waxa iga dhiman inaan Google adse kuxirto wll macquul miya bangiyada Kampala kuyala malagu xiran kara faahfahin iga sii wllky sida ugu haboon logu hagajin karo??

  7. Ustaad ani verify Ayaan dhaawi waayay ee ma iga caawin kartaa

  8. Sola portal ayaan maantoo dhan ka daawaneyey bro hadaa wax nagu dhanto creptocurrency vedio nooga soo samee

  9. Bro email ka code wo ku diri la yahay wan ku daalay xitaa email kale ku fiiriyay wo diidan yahay ilaa hada code ma diraayo maxan sameya

  10. Trust Wallet Iyo Airdrop Yada Kaso Hadal Gaar ahaan MetaUFO oo Aridrop Bixinaysa Iyo Pre Sale Ustaad

  11. Asc sxb niyow anigu german waa furtey lkn markaan marayo verified I'd dariiq kale ayu igu tuurata kuwo banki solaris bank ayuu igu tuuraya waanba ka shakily midba markan camera u furey igaga so Baxey waxan is idhi mala wa kuwo scam ah.

  12. Soo passport lama galinayo wll?!

  13. Coin base ayaaa ah first one sidan u malaynayo binance wa ka labad fikir ahan geele good job ❀ respect pro

  14. Asc geella Sxb Somalia Ayajoga ID Kenya ma legu diwn geln kara

  15. Asc sxb waxaan leeyaha premier bank ama master card lasagna weey igu jirta waxaan Rabe in aan sameeyto trading oo aan iibsado BTC iyo USTD lkn ma iibsani karo wuxuu ileeyaha binance ka not supported in your country ma iga caawini kartaa bro waad mahadsantaha

Reacties zijn gesloten.